FIIRO GAAR AH: Waxaad u baahantahay Adobe Acrobat Reader si aad u soo guuriso una daabacdo foomamka. Tilmaanta hoos ayaad ka arkeysaa

Hadaanu si kale ku caddeyn dokumentiga, foomamka xagga kore ku xusan fadlan dib ugu dir:

UI Customer Service Center
PO Box 202
St. Cloud, MN 56302-0202

Acrobat Reader wuxuu kuu suurtagelinayaa inaad indha indheyso, dhex maareysato iyo inaad daabacato galalka PDF-ka oo barnaamijyada kumbiyuutarada badankood ay fahmayaan.  Ka soo guuri Adobe Acrobat Reader qarash la'aan ah shabakadda Adobe website