Muuqaal cusub ayaad ku arkeysaa Koontada Ceymiska Shaqa-la'aanta ee Minnesota

English | Español | Hmoob

Koontadaada Ceymiska Shaqa-la'aanta ee Minnesota waxaa laga beddelay muuqaalkii, laakiin isla meeshii ayaad joogtaa. Haddii aad kadin ama koonto ku leedahay, wax kasta waa sidii hore - keliya muuqaalka aad arkeyso ayaa la beddelay.

Somali login page